Ra’isul Wasaare Kheyre oo magacaabay guddi Qaran oo kooban 8 wasiir iyo xubno kale (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa lagu magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban Xubnood, kuwaasoo ka shaqeyn doona qaban qaabada Xuska todobaadka Maalmaha Xorriyadda, Midnimada iyo Madax-bannaanida Soomaaliya oo ku beegan Sanad guurada 58aad ee 26 Juun iyo 1 Luuliyo ee 2018. Guddigaan, ayaa … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo magacaabay guddi Qaran oo kooban 8 wasiir iyo xubno kale (Akhriso)